Abdi Hollywood
Abdi Hollywood
  • Видео 100
  • Просмотров 425 136

Видео

Taariikhda Olol Diinle - Sidee loo dilay, xagee ku aasan yahay? (Part 3/3)
Просмотров 276Месяц назад
Part 3: Musse Abdicasiis Olol Diinle oo uu awoow u yahay AUN Suldaan Olol Diinle ayaa wareysi uu siiyey Somali Bridge TV uga waramay taariikhda dhab ta ee halgamaaga loogu naanaysey “Suldaanka Shabelle”. Halkan ka daawo qeybihii hore.
Documentary: Dhibaatooyinkii uu COVID-19 u geystey Soomaalida Washington [English]
Просмотров 167Месяц назад
Daawo documentary xiisa leh oo laga sameeyey Soomaalida gobolka Washington, ganacsiyada, goobaha la isugu yimaado, iyo dhamaanba nolosha guud oo dhib weyn soo wajahay. Waxaa sameeyey iskuna soo duba ridey Abdi Hollywood.
Taariikhda Olol Diinle - Sidee buu uga adkaaday ciidanka Ethiopia? (Part 2/3)
Просмотров 311Месяц назад
Musse Abdicasiis Olol Diinle oo uu awoow u yahay AUN Suldaan Olol Diinle ayaa wareysi uu siiyey Abdi Hollywood uga waramay taariikhda dhab ta ee halgamaaga loogu naanaysey “Suldaanka Shabelle”. Halkan ka daawo qeybtii 1-aad. ruclips.net/video/_cRxDQxnTfQ/видео.html
Taariikhda Olol Diinle | Yaraantiisii iyo meesha uu ku dhashay (Part 1/3) | Abdi Hollywood
Просмотров 406Месяц назад
#subscribe #somali #ololdiinle #taariikh Musse Abdicasiis Olol Diinle oo uu awoow u yahay AUN Suldaan Olol Diinle ayaa wareysi uu siiyey Somali Bridge TV uga waramay taariikhda dhab ta ee halgamaaga loogu naanaysey “Suldaanka Shabelle”. Halkan ka daawo qeybtii 1-aad.
Why did this Somali immigrant mother spend 16 years handcrafting the American flag?
Просмотров 2,1 тыс.Месяц назад
#subscribe #somali #story #americanflag #immigrants Check out the inspiring story of Nadifo Dalmar and son, Adam Ahmed Hussein; Somali immigrants who spent 16 years hand-crafting the American flag. Now, their dream is to see it in the oval office as they aim to gift it to the White House.
Suldaan Seeraar | Somali singer visits East African Community Services in Seattle | Abdi Hollywood
Просмотров 593Месяц назад
#subscribe #suldaanseeraar #somali #youth Suldaan Seeraar, the renowned Somali superstar singer, paid a visit to the East African Community Services (EACS) office in Seattle. During his visit, he learned about the valuable community work conducted by EACS, shared a lunch with the team, interacted with the youth, and delighted them with his singing talent. For more information please visit: www....
Wuxuu kusoo korey xeryaha qoxootiga balse maanta wuxuu diyaarinayaa PhD | Abdi Hollywood
Просмотров 2,3 тыс.2 месяца назад
Waa sheekadii cajiibka ahayd ee Farah Bille, oo muddo 20 sano ah ku noolaa xeryaha qorootiga ee Dhadhaab, balse maanta haysta laba shahaado oo masters iyo PhD oo uu hadda diyaarinayo. Wuxuu nooga sheekeeyey wakhtigiisii iyo waayihii adkaa ee qoxootiga iyo sida uu maanta halkan kusoo gaaray.
5 sano ka dib markii uu ku noolaa Mareykanka wuxuu go'aansaday inuu dib ugu guuro Africa
Просмотров 12 тыс.2 месяца назад
Daawo sheekada cajiibka ee Xaaji Nuur oo ka tagay riyadii Maraykanka isaga oo dib ugu guurey Africa. Wax ka ogow sababaha ka dambeeya go'aankiisa. Wareysi Abdi Hollywood. Ganacsiga Haji Nur: www.alpharmamedicalsupply.com
Dood-Cilmiyeed: Doorashooyinka qof iyo cod ee Puntland, maxaa laga baran karaa?
Просмотров 746Год назад
Daawo dood-cilmiyeed looga hadlayo doorashooyinka qof iyo codka ee Puntland iyo waxa laga baran karo. Waxaa marti ku ah madax iyo aqoonyahano Soomaaliyeed.
Dabcasar "Soomaaliyey seexda oo waligiin hatoosina" | Somali Bridge - International
Просмотров 16 тыс.2 года назад
Daawo Dabcasar oo afka furtey xafladdii musharaxa duqa magaalada Minneapolis AJ Awed ee Seattle Washington.
Dacasar oo si xun Kenya u karbaashay | Khudbaddii Baroordiiqa Bashir Mohmoud | Somali Bridge - Int.
Просмотров 4,3 тыс.3 года назад
Daawo Dabcasar oo Kenya si xun u karbashay, isaga oo ka khudbaynaya baroordiiqii marxuum Bashir Gabobe oo lagu dilay Kenya
Warbixin Cusub - Soomaali lagu afduubay South Africa | TUS
Просмотров 5163 года назад
Waa wareysi aan la yeelanay Abdinoor Mohamed Dhogor oo kamid ah hawlwadeenada Somali Bridge International oo nooga warbixinaya afduubkii loo geestay dad Soomaaliyeed oo ku dhaqan dalka South Africa.
Wareysi - Jabarti Ismail Bainah | ONLF, DDS, Khilaafka Ethiopia, Sudan iyo Egypt | TUS
Просмотров 8453 года назад
Wareysi - Jabarti Ismail Bainah | ONLF, DDS, Khilaafka Ethiopia, Sudan iyo Egypt | TUS
Muranka Badda ee Somalia vs. Kenya | Yaa khaldan?
Просмотров 3683 года назад
Muranka Badda ee Somalia vs. Kenya | Yaa khaldan?
"Abwaan Fu'aad Abdisalaan" | Murti iyo Madadaalo | Season 2 | Ep. 7:
Просмотров 3353 года назад
"Abwaan Fu'aad Abdisalaan" | Murti iyo Madadaalo | Season 2 | Ep. 7:
Wareysi - Hamse Warfa | Wasiir ku xigeenka wasaarada Shaqada & Horumarinta ee Minnesota | TUS
Просмотров 1,6 тыс.3 года назад
Wareysi - Hamse Warfa | Wasiir ku xigeenka wasaarada Shaqada & Horumarinta ee Minnesota | TUS
Wareysi: Wasiir Omar Ziad Ibrahim | Wasiirka Dhalinyarada iyo Isboortiga DDS
Просмотров 1,2 тыс.3 года назад
Wareysi: Wasiir Omar Ziad Ibrahim | Wasiirka Dhalinyarada iyo Isboortiga DDS
Wareysi: Guled Ibrahim | Wiilkii ay bajaajkiisa hooyada Soomaaliyeed lacagta ku ilowdey | TUS
Просмотров 32 тыс.3 года назад
Wareysi: Guled Ibrahim | Wiilkii ay bajaajkiisa hooyada Soomaaliyeed lacagta ku ilowdey | TUS
Wareysi: Mohamed Ali | Coronavirus ka cusub oo Halis Ah oo la sheegay inuu Somalia soo gaarey | TUS
Просмотров 2133 года назад
Wareysi: Mohamed Ali | Coronavirus ka cusub oo Halis Ah oo la sheegay inuu Somalia soo gaarey | TUS
"Soomaalida San Diego, California" | Murti iyo Madadaalo | Season 2 | Ep. 6:
Просмотров 973 года назад
"Soomaalida San Diego, California" | Murti iyo Madadaalo | Season 2 | Ep. 6:
Wareysi: Sabir Sharmarke | Qof Walbo Waddankiisa Ayuu Wax Ku Yahay" | TUS
Просмотров 7063 года назад
Wareysi: Sabir Sharmarke | Qof Walbo Waddankiisa Ayuu Wax Ku Yahay" | TUS
Talaalka COVID-19 Af-qalooc miyaa laga qaadaa? Daawo fikirka Soomaalida Seattle Washington | TUS
Просмотров 5463 года назад
Talaalka COVID-19 Af-qalooc miyaa laga qaadaa? Daawo fikirka Soomaalida Seattle Washington | TUS
Wariye Abdihafid oo Madaxweyne Mustafa Cagjar Kululeeyey Qosolkii Adduunka
Просмотров 1,7 тыс.3 года назад
Wariye Abdihafid oo Madaxweyne Mustafa Cagjar Kululeeyey Qosolkii Adduunka
"Ina Dalmar - Part 2" | Murti iyo Madadaalo | Season 2 | Ep. 5:
Просмотров 5993 года назад
"Ina Dalmar - Part 2" | Murti iyo Madadaalo | Season 2 | Ep. 5:
"Ina Dalmar - Part 1" | Murti iyo Madadaalo | Season 2 | Ep. 5:
Просмотров 1,3 тыс.3 года назад
"Ina Dalmar - Part 1" | Murti iyo Madadaalo | Season 2 | Ep. 5:
"Abwaan Mohamed Awdoon" | Murti iyo Madadaalo | Season 2 | Ep. 4:
Просмотров 7973 года назад
"Abwaan Mohamed Awdoon" | Murti iyo Madadaalo | Season 2 | Ep. 4:
"DJ Mustafa iyo Kaftanka Galkacyo" | Murti iyo Madadaalo | Season 2 | Ep. 3:
Просмотров 2883 года назад
"DJ Mustafa iyo Kaftanka Galkacyo" | Murti iyo Madadaalo | Season 2 | Ep. 3:
"Jundi Media" | Murti iyo Madadaalo | Season 2 | Ep. 2:
Просмотров 4363 года назад
"Jundi Media" | Murti iyo Madadaalo | Season 2 | Ep. 2:
"Dalmar Yare" | Murti iyo Madadaalo | Season 2 | Ep. 1:
Просмотров 3,4 тыс.3 года назад
"Dalmar Yare" | Murti iyo Madadaalo | Season 2 | Ep. 1:

Комментарии

  • @Gulledibrahim
    @Gulledibrahim 19 часов назад

    Lagend

  • @Hal-xasleh
    @Hal-xasleh 14 дней назад

    ❤😂😂😂😂❤

  • @abdirahimahmed6299
    @abdirahimahmed6299 16 дней назад

    MashAllah. Legend

  • @abdig2533
    @abdig2533 17 дней назад

    ❤❤❤❤❤ farido

  • @ikranabib7919
    @ikranabib7919 Месяц назад

    Wow Abdulah Basto you are a legend long life and health in shaa Allah ❤❤❤❤❤❤

  • @moabdulla7156
    @moabdulla7156 Месяц назад

    Taariikh

  • @omararale7962
    @omararale7962 Месяц назад

    Doqonima abaheed iyo hoyadeed

  • @badriabdirashiid-uy3ve
    @badriabdirashiid-uy3ve Месяц назад

    Mar baynu xoroobi Inshallah

  • @anisamohamed-2764
    @anisamohamed-2764 Месяц назад

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @wiilkawaddanika3942
    @wiilkawaddanika3942 Месяц назад

    Sultanka maxaa loo takooray taariikhdiisa waxaa maqlay sultanka waxuu kamid ahaa ajuuran empire

    • @abdi-hollywood
      @abdi-hollywood Месяц назад

      Haa wuxuu ahaa Suldaanka boqortooyadii Ajuuraan.

  • @user-tt2rm8nw7g
    @user-tt2rm8nw7g Месяц назад

    In americo laga soo cararo oo liido maqayad laga furo oo lagu fano 10 shaqala ii shaqeyso Waa adoo soo jedo oo riyonayo

  • @annaahmed2564
    @annaahmed2564 Месяц назад

    Good luck go back to Africa I never go back Africa thanks for sharing.

  • @annaahmed2564
    @annaahmed2564 Месяц назад

    This man had low self steam nin America wax ka qabsan waayey meel kale waxba kama qabsan Karo baan u arkaa.you should stay your country no devolved what soo ever good luck man thank for sharing.

    • @abdi-hollywood
      @abdi-hollywood Месяц назад

      I disagree, America wax wuu ka qabsaday laakiiin lacagtiisii ayuu Africa galiyey. Waana successful maanta.

  • @Idiris-zw4md
    @Idiris-zw4md Месяц назад

    Hoyo waanu grney adiga waxba kuma dhihi Karee ilhy haku barakeeyo. Lkin nacaskan kafiyada weeyn kitaabkaa maqorno ileen danyeer waa danyeer uun . Iyo ka ku wareesanayba

  • @user-ir1sj5mc8p
    @user-ir1sj5mc8p Месяц назад

    Wear ilaahay kabaq😮

  • @AZus6pd
    @AZus6pd Месяц назад

    Dad dadkii hore Lee waaye.

  • @ainanshedayr7569
    @ainanshedayr7569 Месяц назад

    Iyadoo daanyeerkan ay dhashay quraanka barta ayaa u dhaantay

    • @abdi-hollywood
      @abdi-hollywood Месяц назад

      Nin weyn oo aan akhlaaq iyo adaab toona la barin ayaa tahay. Hooyo Soomaaliyeed inaad aflagaadeyso waa arrin aan dhaqan iyo diin toona ahayn. Tan kale quranka iyo salaadana ayagaa kaa badiya.

    • @ainanshedayr7569
      @ainanshedayr7569 Месяц назад

      @@abdi-hollywood kkkkkk adeer runta ha ka guban. Diinta islaamka dhigi mayso inaad American calankiisa hooyadan 16 sano samayntiisa iyo falkiisa ku daala dhacdo. Bal may tasbiixsato. Xitaa magaca kuu saaran waa daanyeernimo. Oval House baan gaynaynaa kulahaa. Waar Kitaab quraan gee oval house danbaabi baad tahaye.

    • @abdi-hollywood
      @abdi-hollywood Месяц назад

      Tasbiixda iyo diinta wlhi iyadaa kaaga badan. Saaxiib Ilaahay jahliga hakaa bixiyo, wax kaloon ku dhihi karo majirtee😂🤷‍♂️✌️

    • @ainanshedayr7569
      @ainanshedayr7569 Месяц назад

      @@abdi-hollywood kkkkkk illayn wax kalood tidhaa malahane . Marka diinta saxda lagu sheego difaac been ah wax ma taro. Get over saaxiib. Maamada ha aakhira seejin yaa miskiin.

    • @abdi-hollywood
      @abdi-hollywood Месяц назад

      @ainanshedayr7569 Haye sxb kusoco. ✌️😅

  • @ainanshedayr7569
    @ainanshedayr7569 Месяц назад

    kkkkkk

  • @ainanshedayr7569
    @ainanshedayr7569 Месяц назад

    What a crap

  • @ainanshedayr7569
    @ainanshedayr7569 Месяц назад

    What a crap

  • @abdi-hollywood
    @abdi-hollywood Месяц назад

    Please make sure to subscribe, and share

  • @jakeleo4518
    @jakeleo4518 Месяц назад

    Bro who is this 💀💀what back water ....

  • @shukrijama5399
    @shukrijama5399 Месяц назад

    Mansha Allah waa wiil fariid ah guulayso 😍😍

  • @saharamohamed7908
    @saharamohamed7908 Месяц назад

    Thank you

  • @saharamohamed7908
    @saharamohamed7908 Месяц назад

    Waa fariid wiilkaas good job qofkaas oo kale ayaa America ku fiican Maansha’Allahaa.waa i dhiiri geliyey wallaahay monday iyo Wednesday ayaan School dhigtaa Minasota (Hooyo 60 year ku sii socotaan ahay dhiiri felon ayaan ka helay inankaas.

    • @abdi-hollywood
      @abdi-hollywood Месяц назад

      Mahadsanid Sahra walaal. Ilaahay hakuu fududeeyo adigana, runtii qof wax kasta oo niyadda galiyo waa uu qabsan karaa. Guuleyso Insha'Allah.

  • @saharamohamed7908
    @saharamohamed7908 Месяц назад

    Maraykan kuwa jooga makhaaxiya Somalida farahay ku guarantee sida Sambusaha burka iwm ayay ku qabtaan

  • @saharamohamed7908
    @saharamohamed7908 Месяц назад

    Asc waa run lalama shaqayn kari Somali Xaga nadaafada inta badan kuma fiicna

  • @GeneralHensaleey
    @GeneralHensaleey Месяц назад

    Keep going brother I'm heading to africa soon inshaallah to make an Investment can't stay in here U.S anymore 🙏

    • @abdi-hollywood
      @abdi-hollywood Месяц назад

      Thank you brother, may Allah make it easier for you

  • @fofo105
    @fofo105 2 месяца назад

    REALLY!!

  • @abdoulkadermohamed307
    @abdoulkadermohamed307 2 месяца назад

    Thank you sxb waan kaa faaiidnay

  • @maryamabdallah3904
    @maryamabdallah3904 2 месяца назад

    Maasha alaah eedo ma aan xamar baan iku arkin doonaa xaafidii wartanabada masjikii cabdala iyo cawreero waan imaan wadankii insha alaah guuuuul baan kuu rajeyn insha alaah asc

  • @reallyg9264
    @reallyg9264 2 месяца назад

    ninka raga wakii kufaa hadana kaca dadalaa waa garaa keep going ninkasta oo riyo usawiran tahay

  • @abdi-hollywood
    @abdi-hollywood 2 месяца назад

    Video cusub: Waa sheekadii cajiibka ahayd ee Farah Bille, oo muddo 20 sano ah ku noolaa xeryaha qorootiga ee Dhadhaab, balse maanta haysta laba shahaado oo masters iyo PhD oo uu hadda diyaarinayo. ruclips.net/video/gaxEed2BJsw/видео.htmlsi=JpvpZJZWt_evdl28

  • @Mohamed-ns6ko
    @Mohamed-ns6ko 2 месяца назад

    heestaan nin aqyaar ah ayaa u egtahay bal katanaasul walalow

  • @sareedo8184
    @sareedo8184 2 месяца назад

    Masha Allah barakow dhaliyarada culayska daremayso Allah iyaga faraj hau furo allahuma amiin

  • @Dr-Hashimi
    @Dr-Hashimi 2 месяца назад

    No pain no gain 👏👏👏👏

  • @abdurrahmanHarbi-cy8hy
    @abdurrahmanHarbi-cy8hy 2 месяца назад

    Mashallah allow ku xafid walalkay ❤❤❤❤

    • @abdi-hollywood
      @abdi-hollywood 2 месяца назад

      Amiin, walaal qaali ah. Mahadsanid

  • @MohamedAli-wk8pf
    @MohamedAli-wk8pf 3 месяца назад

    ❤❤❤❤❤❤ waaaaaaaw

  • @mustafamohamed9672
    @mustafamohamed9672 3 месяца назад

    Cibaadeyso Awoowe, funka meelba ku geeymaayo. Talo waxay kugu gud oontaahay intaad neefsaneeyso.

  • @cismamautolachaux-de-fonds9358
    @cismamautolachaux-de-fonds9358 4 месяца назад

    Légende ilaahow idin naxriiso 😭😭

  • @gaaxa3847
    @gaaxa3847 5 месяцев назад

    Nairobi hoyga sixirka iyo dilalka qorsheysan

  • @user-pi5hb9rb8p
    @user-pi5hb9rb8p 5 месяцев назад

    Jareer wayne beel ma,aha waa qowmiyad

  • @user-pi5hb9rb8p
    @user-pi5hb9rb8p 5 месяцев назад

    Afrika hanoolaato qowmiyada jareer wayn hanoolaato 🇸🇴💪🤛🌍💯🏞️🤔

  • @MustafeLaki-xv5gj
    @MustafeLaki-xv5gj 6 месяцев назад

    Baadtow ustad

  • @MustafaAli-nk2py
    @MustafaAli-nk2py 6 месяцев назад

    Keep going brother I support you soo much..

  • @jamajama8221
    @jamajama8221 6 месяцев назад

    Abti Dabacasar is funny and charismatic and has Islamic knowledge Mashallah

  • @AbdiAadan-oo4cc
    @AbdiAadan-oo4cc 7 месяцев назад

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @abobasement346
    @abobasement346 8 месяцев назад

    Bastow waa dadkih horeh e aan ku Arkih jiray xamar markay Ahayd xamar OMG waxaan so xasustah noloshih xamar iyo Asxabtaydih sidih logu nolah xamar sorry??

  • @sanmanagementteam6725
    @sanmanagementteam6725 8 месяцев назад

    Xagee jooga hada?

  • @eddggg8108
    @eddggg8108 8 месяцев назад

    😊❤❤❤❤❤❤❤